Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawladda Hoosee ee Degmada Dhahar iyo cisbataalka ammaana oo iskaashanaya waxa ay daawayn iyo baadhitaano caafimaad u sameeyeen Dadka barakacayaasha ee ku noool kaamamka Degmada Dhahar ee Gobolka Hayland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya