Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacyaasha ku nool tuulada Hiiraan ee duleedka Magaalada Baladweyne ayaa wajaha xaalado bani’aadanimo.
Barakacayaashaan danta yar ee nool tuulada Hiiraan ayaan haysan waxyaabaha aas-aasiga u ah nolosha sida Cuntada, caafimaadka , Suulida iyo Waxbarashada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa