Barakacayaal ku nool Deegaanka Jaziira Oo dalbadey in la Caawiyo.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad 3000 oo Qoys oo ahaa Dadkii dhawaan kasoo barakacay Deegaanada Dhaca Xeebta Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ah kuwa xaalada nolal xuma ku haysata degaanka jaziira ee Degmada Afgooye.

Qaar kamid ah Barakacayaasha ku nool Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye ayaa dalbadey in la Caawiyo.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya