Barakacayaal ku nool Deegaanada Waqooyiga Kismaayo oo loo qeybiyay Deeq xoola ah.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlada Jubbaland Mudane Cabdullahi Cali Faarax oo ay wehelinayeen qaar kamid ah Shaqalaha Wasaaradda ayaa xoola nool oo loogu tala galey dhaqasho ku wareejiyey dadka Barakacyaasha ee ku nool Deeganada New Qaamqaam iyo New Ceel-jaale.

Xoolaha Wasaaradda ku wareejisay qaar kamid ah Barakacyaasha ayaa intaan lagu wareejin dadka waxaa loogu sameyey Daaween si looga hortago cudurada ku dhaca xoolaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa