Barakacayaal ku nool Beydhabo oo loo qeeybiyay deeq Raashiin ah.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad 1000 qoys oo degan Kaamamka Magaalada Baydhabo ayaa loo qeybiyay deeq rashiin ah waxaana soo gaarsiiyey Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Xukumada Soomaaliya.

Qoysaskaan oo ka soo barakacay Abaarihii ka jirey dalka ayaa loo qeybiyey Bariis, Timir,  iyo Saliid iygoo baahi weyn u qabay deeqdaan la soo garsiiyay.

Wasiir kuxigeenka Wasaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Koofur galbeed ayaa ka warbixiya deeqda la soo gaarsiiya qoysaska danyarta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa