Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysas ku nool kaamka Najax oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa codsday in loo hergeliyo xaruun caafimaad.
Haweenka uurka leh iyo caruurta ay soo ritaan malaariyada, jadeecada iyo cudurada kale ayaan awoodin iney isla bixiyaan lacagaha lagu qaado Isbitaalada Magaalada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa