Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana deeganadoodii uga soo hayaamay abaarihii ku dhuftay ayaan helin adeegyada asaasiga sida waxbarashadda iyo caafimaadka, kuwaasoo hadda aysan awoodin inay iska bixiyaan.
Marka laga soo tago in qoysaskan aysan heysan adeegyada asaasiga waxaa xiligan heysata durufo dhanka nolosha, sida cunno la’aan, biyo la’aan iyo musqulo la’aan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa