Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskaan oo ku nool kaamka Laas Qurun oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne ayaa Xilliyaan waxaa soo foodsaartay Duruufo dhanka nolosha ah.

Duruufaha ay wajahaayaan qoysaskaan ayaa waxaa kamid ah Raashiin yari , hooy-laan iyo biyo yari iyadoo u dheertahay Qaboowga habeenkii iyo kuleeyka maalinkii.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya