Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Barakacayaasha Magaalada Dhoobley Muxumed wacdi ayaa shegay inay soo badanayaan barakacaysha soo gaarayo Degmada islamarkaana ay u baahan yihiin Gar gaar Bini’adanimo.Fardowsa Axmed Cabdi ayaa warbixin inooga diyaarisay