Barakacayaal Cusub oo gaarey Magaalada Baraawe Oo Dalbadey in la Caawiyo

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqol Kontan iyo Sideed Qoysas ah oo ka soo Barakacey Degmada Sablaale ayaa gaaray Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose, kuwaas oo ku sugan Kaam ku yaala Degamada Baraawe.

Maxamed Aadan Maxamed oo ah Gudoomiyaha Kaamka Sablaale oo ay gaareen Dadkan ka soo barakaceen ayaa kawarbixiyey Xaaladda Qoysaskan ka soo barakacey Deegaanadooda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa