Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa waxaa ka socda dhismaha Bangiga dhiiga dalkeenna kaasoo hadda maraya heer gabo gabo ah.
Hirgelinta bangigan ayaa waxaa baahi weyn u qaba bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa bukannada oo aan si dhaqso ah ku helin dhiiga maadaam dalka aysan ka jirin goob lagu keydiyo dhiiga.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya