Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabtay shir-cilmiyeed looga hadlayay Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, Kulanka ayaa diira lagu sara cilmi baris ku aaddan sida wax ka bedel luugu samey laha dhaqalaha dalka iyo aragtiyo kala duwan Waxaana kulanka ka soo qayb galay Madaxda banking dhexe, Wasiiro iyo Xubno ka socday xafiiska Reysul Wasaaraha.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya