Bangiyada Baydhabo oo lagala hadlay Maalgeinta Bulshada Barakacayaasha.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay shir sadex bilood la’ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed iyo bahwadaagta ka Shaqeysa Arimaha Ganacsiyada.

Ujeedada shirka ayuu ahaa Xoojinta hanaanka wada shaqeynta ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Hay’addaha, sidoo kale daa dejinta Howlaha ay u ahaayan Bulshada Reer Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhanka Ganacsiga.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa