Bandhigga hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munsabad lagu daah-furayay Bandhigga Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed kasoo ay soo qaban qabiyeen dhalinyarada magaalada Muqdisho.

Waxana ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan dowladda sida xildhibaano wasiiro ururada bulashada odyasha dhaqanka iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya