Banaanbax Roob doon ah oo lagu qabtay Gobalka Mudug.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duleedka Magaalada Ceelguula ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Banaanbaxaan roobdoonka ah oo ay ka qeybgaleen Maamulka magaalada,Culimada,waxgaradka iyo ardayda dhigata goobaha waxbarashada Magaaladaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa