Bajaajleeyda magaalada Garoowe oo loo yeelay Boosteejooyin laga raaco.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose Garowe ayaa boosteejooyin cusub u astaysay gaadiidka Bajaajta ee ka howlgala degmada Garowe,

Ujeedada Boostooyinkan loo sameeyay ayaa ah si loo helo goobo cayiman oo loogusoo hagaago gaadiidka loo yaqaan Bajaajka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa