Bajaajleeyda Dhuusamareeb oo cabasho ka ah canshuur lagu soorogay.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bajaajleeyda Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa Sameeyey Shaqa joojin iyagoo Cabasho ka ah Lacago Dheeraad ah oo lagu Soo Kordhiyay Sida ay Sheegeen.

Bajaajlayda Magaalada Dhuusamareeb ayaaa horay looga qaadi jiray lacan dhan shan dollar iyadoo hada laga dhigay todobo dollar hadaba waa kuwaan qaar kamida wadayaasha bajaajyada oo ka hadlay canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo kordhiyay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya