Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dalka oo qiimeysay xaalada Tacliinta dalka ayaa soo saartay go`aano cusub oo dhanka Waxbarashada taas oo kamid ah in Ardeyda kabaxa Dugsiyada sare inta eysan Jaamacadaha bilaabin inay helaan hal sano oo waxbarasho aas aasi ah.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya