Bahda Waxbarashada Dhoobley oo Idaacadda Sanguuni u Hambalyeeyay Sanada Guurada 4-aad.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-15kii June 2020-kii ayey ahayd markii Idaacadda Sanguuni si rasmi ah looga hirgeliyay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo haatan laga joogo muddo afar sano ah.

Idaacadan ayaa mudadii ay ka shaqeynaysay Degmada waxaa ay horomar la taaban karo ka gaartey gudbinta Wararka iyo Barnaamijyada ay u baahan yihiin Bulshada Degmada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya