Bahda waxbarashada beydhabo oo ka hadlay saameynta baraha bulshada ee nolosha qoysaska.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baraha bulshada ayaa waxaa lagu soo gudbiyaa wax yaabo kala duwan qaab qoraal ahaan, Video ama Sawiro kuwaasi oo looga danleeyahay in la gaarsiyo dadka intooda kale iyagoo noqon karaan xumaan iyo kuwo samaan ah.

Bahda waxbarashada magaalada beydhabo ee gobolka baay ayaa ka hadlay saameynta baraha bulshada ku yeelatay nolosha qoysaska soomaaliyeed.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa