Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay ayaa waxaa uu Bahda Ciyaaraha Deegaanka ku wareejiyay Dhul weeyn oo gaar ah, kaas oo loogu talagalay in laga dhiso Garoon lagu qabto ciyaaraha kala duwan ee Dalka.
Waxaana Dhulkan loo qorsheeynaya in uu noqdo Xaruun lagu Horumarinayo isboortiska, islamarkaana dhalinyarada deegaanka ee danneeya isboortiska, u noqon doono meel ay ku kobciyaan Xirfadooda iyo kartidooda Ciyaareed.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaya