Bahda cadaalada Konfur galbeed oo loo qabtay tababar lagu baranayay kahortagga dambiyada.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababrkaan oo socon doono laba maalimood ayaa waxaa dahfuray Wasiirka Wasaarada cadalada iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya waxana loo qabatay Bahda Cadalada iyo Hay’adaha la shaqeyaa Wasaarada, waxaana lagu Baran doona ka hortgaa isbadelada Dambiyada iyo Wadashaqeynta Lamaha Cadalada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya