Bahda Caafimaadka oo ugu baaqay haweenka Uur ka leh inay Caafimaadkooda si wayn ula socdaan

0
182

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Haweenka xaamilada ah ayaa xiliga dhalmada ay soo wajahdaa xaalaad adag oo ah in la kala Badbaadiyo Iyada iyo ubadka ay Caloosha ku sido
Talaabadaas oo ugu dambeyn sababta, inta badan hooyada in lagu sameyo qaliin balse waxa jira hadana habluhu in ay si caadi ah u dhalaan iyagoo an wax qaliin ah lagu sameynin qarkood.

Inta badan Soomaalidu waxa ay necebyihiin qaliinkana ay u arkaan inay tahey dhibaato mustaqbalka raad ku yeelaneysa caafimaadka hooyada iyo itaal ahaanba intaba.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa