Baarlammaanka Jubbaland oo ka shiray xaaladda fatahaadaha ka jira Deegaannada Jubbaland.

0
173
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo maanta isugu yimid kulan degdeg ah ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Elnino gaar ahaan fatahaadaha ku dhuftay qaar kamid ah deegaannada iyo degmooyinka Jubbaland.
Guddigu waxa ay sheegeen in loo baahanyahay feejigni dheeraad ah oo ku qotonta xaaladdan, iyagoo dhanka kale sheegay in loo baahanyahay in la caawiyo dadka ay fatahaaddu dhinac kasta u saamaysay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya