Baarlamaanka Jubbaland oo loo gudbiyay xeerka mamnuucida Naafeynta xubnaha taranka Haweenka.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka, arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa Xubno kamid ah Baarlamaanka Jubbaland latashi kala yeelatay Xeerka Mamnuucidda Naafeynta Xubnaha Taranka Haweenka iyo Caruurta yar yar ee Dhedigga ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa