Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa dagaalo ka dheceen Deegaano ka tirsan Degmada Diinsoor kaasoo u dhaxeeya Beelo walaalo halkaasi wada dega waxayna taasi Saameyn ku yeeshey dadka danyarta ah ee halkaasi ku nool ka dhashayna dhimisho iyo dhaawac leh
Si loo joojiyo dagaalkaasi ayaa Maamulka Degmada Diinsoor iyo Odoyaasha dhaqanka ku baaqeen in la joojiyo si loo baajiyo dhiigga daadanaya islamarkaana dad badan ay guriyahooda ka Barakeceen maadama dadkaasi markii hore ay ku noolaayeen xaalado adag oo dhanka Nolosha ah.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya






