Baaq Nabadeed Oo loo direy Beelo ku dagaalamay Deegano katirsan Hirshabeele.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odayaal Dhaqameed iyo waxgarad ku shirey Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqey beelaha Walaalaha ah ee Dirirta dhexmartey in ay colaada joojiyaan iyagoo dhinaca kale dowlada feredalka iyo Maamulka Hirshabeele ugu baaqey in ay gacan ka geystaan sidii loo joojin lahaa colaadaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya