Baaq nabadeed oo loo diray beelo ku dagaalamay gobolka Galgaduud.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odayaasha iyo Nabadoonada Beelaha ku dagaalamaya Deegaano Hoos taga Degmada Ceelbuur oo Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa ku baaqay in si dag dag ah loo joojiyo Dagaalkaasi.

Dadkan hubeysan ayaa Dagaalamaya Maalinkii lixaad waxaana la sheegay in Dagaalka u dhexeeya uu ka dhashay Khasaare iskugu jira Dhimasho iyo Dhaawac.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya