Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Balada Nuur oo qiyaastii lix KM dhanka galbeedka kaga beegan Magaalada Baladweyne ayaan laheyn goobo waxbarasho, caafimaad iyo ceelal biyaha laga cabo.
Dadka degan Deegaankan ayaa u badan xoolo dhaqto iyo Beeraley kuwaasoo dhibaato badan kala kulmay isbadalka cimilada sida fatahadaha iyo abaaraha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya