Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Arsenal ayaa shaacisay numberk a uu Xidhan doono saxiixiisa cusub eebCristhian Mosquera.
Xiddiga Mosquera ayaa noqday saxiixii ugu dambeeyay ee kooxda Arsenal samayso suuqa kala iibsiga xagaaga.
Arsenal ayaa xaqiijisay in xiddiga Mosquera u xidhan doono Lambarka Nio.3.
Xiddig Mosquera ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti dheer ah.