Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Arsenal ayaa doonaysa saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig ee Benjamin Šeško sida ay sheegayaan wararku.
Arsenal ayaa bilowday in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga weerarka ka ciyaara si ay ugu xoojiso weerarka kooxda.
Xiddiga Benjamin Šeško ayaa ugu sareeya Liiska xiddigaha weerarka ee ay Arsenal doonayso suuqa xagaagan.
Arsenal ayaa sanadkii 2024 doonaysay saxiixa xiddiga laakiin kooxda RB Leipzig ayaa diiday isku daygii Arsenal.