Ardeyda wax ka barata Jaamacadda SIU oo soo bandhigay hal abuur ganacsi.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda jaamacada soomali international university ayaa soo bandhigay fikrado ganacsi oo shaqo abuur ah taasi oo ay maalgalineyso hawlaha shaqo abuurka ee loo sameynayo ardaydaasi.

Gudomiye kuxigeenka jaamacada s.i.u dhinaca cilmi baarista iyo horumarinta shafici diriye cabdi ayaa sheegay in jaamacada Somali international university ay dardar galineyso in ay maalgaliso fikradaha shaqo abuurka ee waxtarka u leh hormarka ganacsi ee dalka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya