Ardeyda wax ka barata Iskuulada Dhoobley oo ka warbixiyay ahmiyada ay leedahay nabada.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim u tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta.

Bulshada qeybaheeda kala duwan ayay waajibaad ka saarantahay ka shaqeenta nabada iyo xasiloonada.

Hadaba qaar kamid ah ardeyda wax ka barata iskuulada degmada dhoobley ayaa warbaahinta sanguuni uga warbixiyay ahmiyada ay leedahay nabada iyagoona bulshada ugu baaqay in ay ka shaqeyaan nabad galyada.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay