Ardeyda Jaamacadda Ummadda oo loo fidiyay Adeeg Caafimaad oo lacag la’aan ah

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo maamulka jaamacadda Ummadda ayaa si wada jir ah u daah-furay Barnaamijka baarista indhaha oo si bilaash ah loogu fidinayo qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda

Waxaana munaasabada daahfurtay Wasiiru Dowlaha Wasarada Caafimaadka oo uu waheliyay Guddoomiyaha Jaamacada iyo Qaar kamid ah Maamulada kuliyada Jaamacada umada Soomaaliyeeed ujedada ayaa ahayd in ay Ardayda ka faa’iidaystaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya