Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ay Nabadu tahay Tiirka ugu weyn ay noloshu ku tiirsan tahay islamarkaana aan la’aanteed Bulshada aysan gaarin waxkasta oo Horumar ah,waa wax inta badan dadyowga isla ogyihiin.
Soomaaliya waxaa mudo ka badan sodon sano baadi goob uga jirtaa in ay soo ceshato Nabadii kala dambeyntii iyo Dowladnimadii ay mar lahaan jirtey
Hadaba iyadoo sanadihii dambe dalka uu soo hagaagayay Nabad geliyadiisa waxaana qeybaha kala duwan ee bulshada ay yihiin kuwa door kooda ka qaadanyay horumarinta nabadda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya