Ardeyda Jaamacada Zamzam qeybteeda Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay tababar ku saabsan Sheybaarka Biyaha.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Ardeyda Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Zamzam qeybteeda Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qabtay Tababar ku saabsanaa Barnaamijka Wooshka.

Ardeyda ayaa Jaamacada Zamzam Booqasho Tababarkan ku saabsan BarnaamijkaWooshka u geeysay Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha koonfur Galbeed si Ardeyda ay u helaan Aqoon Kororsi ku saabsan Barnaamijka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya