Ardeyda Jaamacada Zamzam Baydhabo oo soo bandhigay Mashruuc cusub ay diyaariyeen.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda Kulliyada Culuumta Computerka qeybtayda IT ee Jaamacada Zamzam Magaalada Baydhabo ayaa soo bandhigay Mashruuco yaryar oo ay ka mid yihiin Nidaam Lagu Maamulo Cisbitaalada iyo Iskuulada oo ay mudo soo wadeen diyaarintooda.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya