Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa waxaa Maanta laga daah furay Imtixaanka Dugsiyada ee Gobalka Banaadir.
waxaana Imtixaanka u fadhiistay Ardayda gaadheysa Sodon iyo shan kun sadex boqol iyo todobo (35,307) Arday.
Imtixaanka ayaa waxaa daah furay Ku simaha Guddoomiyaha G/Banaadir ahn Guddoomiyaha kuxigeenk Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobalka Banaadir waxaana Goob joog ahaa Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya