Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda wax ka barata dugsiga farsamada gacanta AL-AMAR TVET center ee magaalada baydhabo ayaa soo bandhigtay xirfadooda aqooneed ee waxii labaray.
madasha lagu Soo bandhigaayay waxaa kaqayb galay màamulka iskuulka masuuliyiin kasocoday Hay’ada ASDO waalidiin iyo marti sharaf kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya