Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa mudo ka badan sodon sano baadi goob uga jirtaa inay soo ceeliso Nabadii iyo kala dambeyntii iyo Dowladnimadii ay lahaan jirtay.
Hadaba iyadoo sanadihii dambe dalkeena ay hagaageysay Nabad geliyadiisa ayaa hadana qeybaha kala duwan ee bulshada ay yihiin kuwa doorkooda ka qaata horumarinta nabadda.
Ardayda waxbarashada kujira gaar ahaan kuwa dhigta jamacaddaha ayaa ah kuwa door wanagsan ka qadanaya isdaxgalka bulshada iyo in ay wacyi-galin u sameyaan bulshada.
Qaar kamid ah ardayda waxkabarata jamacada kismaayo faraceeda dhoobley ayaa kawarbixiyeey doorkoda horumarinta nabada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa