Ardey xifdisay qur’aanka kariimka oo ka qalin jabisay Madarasada Dacwa ee Boosaaso.

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay munaasabad ay kuqalin jabinayeen in kabadan 20 Arday oo baratay Quraanka Kariimka islamarkaana ka aflaxday Madarasada Dacwa.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya