Ardey wax ka barta Iskuulka Naafada Gaalkacyo Oo dalbadey in Gaari loo iibiyo.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Model Integrated Primary Iskuul oo ah iskuul si Bilaash ah ay wax uga bartaan ardeyda Maqalka Naafada ka ah islamarkaana ku yaala Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa hadda ka muuqda Horumar dhanka iyo Waxbarashada ah.

Ardayda Maqalka Naafada ka ah ee wax kabarta iskuulada ku yaala Magaalada Gaalkacyo ayaa dalbadey in Gaari loo iibiyo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa