Ardey ka qeyb galeysa imtixaanka qaranka oo munaasabad dhirgelin ah loogu qabtay Kismaayo.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu dhiira gelinayay Ardayd ka baxay dugsiga sare ee Ganaane kuwaasi oo ka qayb galaya Imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyad sare

munaasadda ayaa wax kasoo qayb galay maamulka ,macalimiinta iyo ardayda ka baxay dugsiga sare ee Ganaane.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya