Ardey ka qalin jabisay dugsiga sare ee qaran oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Deegaanka labilamaane ee gobolka Mudug

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka labilamaane oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey dhameeysay fasalka 12-aad ee iskuulka Qaran.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka iskuulka, madax ka socotay jaamacada jariiban, waalidiin macalimiin iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya