Ardey danyar ah oo fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka heshay iskuulka Al-isra ee Baladweyne.

0
260

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 80 ardey ayaa waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Al isra ee Magaalada Baladweyne.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya