Ardey baratay kutubta shareecad oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burco ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu soo xerayay casharada arday baratay qaar kamid ah kutubta shareecada kuwaasi oo wax ka barta madarasooyinka Magaalada Burco

Waxaa ka qeyb galay munaasabada macalinmiinta wax kadhiga madarasooyinka magaalada Burco mas’uuliyiinta shirkada telesom oo soo qaban qaabiyay barnaamijkan xuno ka socday mu’asasada karan burco iyo marti Sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya