Ardayda wax kabarta Macadka farsamada gacanta KTI oo ka warbixiyay xirfadaha ay bartaan.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta farsamada gacanta KTI waa mid kamida xarumaha lagu barto farsamada gacanta ee ku yaala magalada Kismaayo, waxaana hirgalisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland sanadkii 2014-kii, qaar kamid ah Ardayda wax kabarta Macadka farsamada gacanta KTI oo ka warbixiyay xirfadaha ay bartaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya