Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda wax ka barata Dugsiyada Sare ee Magaalada Dhoobley ayaa diyaar-garow xooggan ugu jira Imtixaanka Mideysan ee dugsiyada sare ee dalka xilli dhawaan Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Somaalia ay shaacisay wakhtiga rasmi ahaan la galayo Imtixaanka
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan inooga diyaarisay