Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada daaha fareecada Magalaada Kismaayo ayaa soo gabagabaysay naqtiin ay u qabatay ardayda fasalka 12aad ee dugsiga sare ee Magaalada kismaanyo.
Naqtiinkan oo socday mudo sadex bilood ah ayaa Jaamacada uga go lahayd sidii ay uga faa’iidayn lahayd Imtixaanka qarankan oo loo soo fadhiisin doono 27 bishan waxaana ka soo qayb galay Maamulka Jamacada iyo macalimiinta Ardayyda iyo marti sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya