Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-waxaa Marba Marka ka dambaysa hoos usii dhacaya Adeegsiga Afka Hooyo iyada ay isa soo tarayaan erayada qalaad oo laga soo minguurinayo afaf kale sida Carabiga iyo ingiriiska kuwaas oo ay bulshadu Adeegsanayo taaso meesha ka saaraysa adeegsiga kuwa Soomaaliga asalka ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya